Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Xubno Katirsan Baarlamaanka Soomalaiya oo Maanta Lahadley Dadweynaha Garbahaarey
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:19
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:80
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:243
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:368
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Apr 27 2008
Xubno Katirsan Baarlamaanka Soomalaiya oo Maanta Lahadley Dadweynaha Garbahaarey
Written by Ali Moallim   
Sunday, 27 April 2008

Gedo, (insidesomalia.org) - Xubnahii ka socdey Baarlamaanka DKMG ah ee Soomaliya oo maalmahn ku sugnaa Magaalada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa Maanta meel fagaaro ah waxay kula hadleen Boqolaal dadweyna ah oo ay ku jiraan mas,uuliyiinta Maamulada degmooyinka Gobolka Gedo,Odoyaasha dhaqanka iyo waxgarad kale gedisan.

ildhibaanada ayaa ugu horeyntii waxa ay ka warbixiyeen ujeedada ay u yimaadeen Maagalada Garbahaarey oo ay ku sheegeen in ay xambaarsan tahay dhowr ujeeddo oo ay ugu horeeyso sidii Bulshada Gobolka Gedo ay ugula qeyb qaadan lahaayeen tartanka doorshada Gudoomiyaha Gobolka iyo ku xigeenadiisa iyo sidii loo dhameystiri lahaa dib u heshiisiintii horey loogaga dhexwadey qaar ka mid ah Beelaha Gobolka Gedo..

Dhinaca kale tartankii doorshada Gudoomiyaha Gobolka iyo ku xigeenadiisa oo lagu wadey in maalinta Axada 27 bishan in ay ka dhacdo Magaalada Garbahaarey ayey Xildhibaanada ka socda Dowladda KMG ah ee Soomaliya ay dib u dhigeen ilaa Isniinta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 28/04/08.

Dib u dhigan ayuu Xasan deer waxaa uu ku micneeyey kulamo iyo wada xaajoodyo ay la yeelanayaan Odoyaasha dhaqanka iyo Wafdi balaaran oo isugu jira Wasiiro, Xildhibaano iyo Safiiro ka socda Beesha caalamka oo uu sheegay in ay goob joog ka ahaan doonaan tartanka Doorshada,arimahaasi ayuu sabab ugu dhigey in ilaa talaadada in dib loo dhigo doorashada.

Xilka Doorshada Gudoomiyaha Gobolka iyo ku xigeenadiisa ayaa ilaa iyo hadda waxaa u sharaxan.

Gudoomiyaha Gobolka Gedo.Aden Ibraahin Aw-xirsi,Xuseen Sh.cabdi Ismaaciil iyo Jamaal Xasan Sarey,halka Ku xigeenadana ilaa iyo hadda ay u taagan yihiin .Maxamed Axmed Cali (Sanka),Maxamed Cabdi kaliil,Maxamed Xuseen Buraale,Cabdi Bare Cabdi,Cabdi Qataar,Fiilow Isaaq iyo Sheekh Bare Cali.


Axmed Cumar Saalixi

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >